Waxaanu halkan Hambalyo Aroos uga diraynaa :Xuseen Cumar Hurre iyo Samsam Cali Yuusuf oo ku aqal galey UK Magaalada Birmingham, Maalintii Axadda Taariikhduna ku beegnayd 6.9.2014.Waxaanu Leenahay qoys cusub ku nooladaa farxad, khayr iyo barwaaqo. Waxaannu idin ladhaynaaa Ducadii rasuulka ee carruuska ”Baarakalaahu Lakum waa baaraka caleykuma wamaa jamaca beynkaumaa filkheyr”. Hambalyadan Waxaa diraya dadkan oo kala jooga Sweden, Finland iyo Somaliland:
Hooyo Xaliima Xuseen Warsame,
Maxamed Cumar Hurre –Xaaskiisa iyo carruurtiisa
Siciid Cumar Hurre-Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
Ifraax Cumar Hurre-saygeeda iyo Caruurteeda
Riyaaq Cumar Hurre-saygeeda iyo Caruurteeda
Axmed Cumar Hurre-Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
Xasan Cumar Hurre-Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
Axmed Cismaan Hurre-Xaaskiisa iyo caruurtiisa
Kawsar Cismaan Hurre-saygeeda iyo Caruurteeda
Khadar Cismaan Hurre-Xaaskiisa iyo caruurtiisa
Kaltuun Cismaan Hurre