Wednesday, September 17, 2014

Golaha Deegaanka Burco oo Hambalyo u diray Xildhibaan Guursaday

Mayarka Burco Maxmed Yuusuf Cabdi  (Muraad) ku xigeenkiisa Muxmud Xasan Jammac  (Xoday) iyo Xildibaanada Golaha degaanka ee Burco oo kala ah''Nuux  Maxed Xuseen ,Ibraahin Jaamac Basaale( Gaboobe,C/raxmaan Xasan Nuur  ,Mubaarig Yuusuf Cilmi ( Bidhi -,-Maxamed Axmed Maxmud (Diigool),Axmed Cabdi Dhinbiil ,C/risaaq Maxmuud jaamac  (Aar ),Axmed Maxmed Cali  (aFyare),Maxmud Axmed Xasan  (Dhegalaab,C/risaaq Xuseen Obsiiye  (Shiine) ,C/kariin Maxmuud C/laahi shire ,Xirsi jaamac Cabdi ,-Khadar Nuux Siciid Diiriye ,Maxmed Aadan Cali   ( Tuurtuur) ,C/rashiid Faarax Cali,Farxaan Cabdi Aw Xirsi,-C/axman Xasan Faarax ,Kayse Cabdi Raage

waxay hambalyo Aroos u dirayaan Boqorka iyo    Boqorada
Xildhibaan Siciid Axmed Maxamed Raage iyo Farduus Xuseen Maxamed
oo Arooskoodu ka dhacay Magaalada Burco waxaanay leeyiin isku waara ubad khayr qaban kala hela Aaamiim Aamiin