Waxaana makhraati buuxda ka ah dhamaan shacab ku dhaqan caaasimada iyadoo aynu galney xili roobaadkii wxaan ka dhalan kara xashiishka
Waxaan aad u jecleystay in aan fikrad ahaan soo gudbiyo arin uu si fican u so jiidatay dhamaan bulshada ku dhaqan hargeisa taaso ah wax cad oo anay cidana ka qar soneen .
Hadaba boqor raabi yousuf a/laahi waxaan ku hambalyeyney naa sida fiican ee uu uga hadlay wax qabad la,aanta ka muuqata golaha deegaan hargeisa .
Wax yaalaha ka muuqda ee u golaha deeaanka hargeisa ku dhaliilay boqor raabi ay tahay waxaan cid walba u muuqata sida wadooyinka oo boholo ka dhex qodmeen xashiishka oo aad ugu badtey magalada oo dhan gaar ahaan meelaha faras magalaha ah ta so ay tuusaale inoo gu filan tahay wasarada cadalada horteeda , dooxa hargeisa .
Waxaana makhraati buuxda ka ah dhamaan
shacab ku dhaqan caaasimada iyadoo aynu galney xili roobaadkii wxaan ka dhalan kara xashiishka magalda buuxiye xanuuno kala duwan sidaa daradee waxaan u arkaa dhaliisha boqor raabi mid ku qotonta xaqiida .
Bal hadii aan is garab dhig ku sameeno golahii hore iyo kuwan manta jooga waxaa u dhaxeeya faraq aad u kala duwan sida aqoon ahaan iyo waliba dhaqan ahaaanba
Hadii aan eegno shaqo ahaan ila hada waxaa ay ku guul dareysteen in ay sameystaan wakhti mucayana ah oo ay u shaqeyaan dad weynihii soo doortey marka aad tagto waxaad arkeysa xafiis yo xidhan qaar aan laga shaqynenyba xafiisyo laga rawaxay xiligii shaqada oo aan dhamaan
Waloow ay golahani joogeen wax ka yar labo sano hadana waxaad ka qaadaneysa sawir ku tusaya ama qiyaas ah sida wax qabad koodi yahay & waxay qaban karaan.
Waxaan ku so af meeraaya in aan ku hambalyeyo boqor raabi dadaalka iyo ogaanshaha dadkiisa iyo deegaankiisba
Sido kale suldan max,e d oo aan laga filaneyn in uu ku tageero da shakhsi, hadii suldaan maxamed dawlada hoose adiga wax gaara ku qabatey ma ogin lkiin dad weynihii soo doortey waxaay u qabteen ma jirto oo way ku khasareen.
Mustafe A/rahmaan Hassan (Hugur)