Tuesday, March 11, 2014

Daawo: Madaxweyne Siilaanyo oo Awdal waddo ka furay, mid kalena dhagax dhigay


Siiraanyo-Kow-291Boorama-(GNA) Madaxwayne Dr.Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa Xadhiga Ka Jaray 28-Km Oo ka mida Wadada U Dhaxaysa Dilla Iyo Boorama,Sidoo Kalena Dhagax Dhigay Wadada U Dhaxaysa Boorama Iyo Lawyacado




http://youtu.be/tAzmg-YWCw0




Gobanimo news




Haashim Sh/Cumar Goth




Borama office