Hargeysa(GNA)Taliyaha Ciidanka Bilayska Somaliland ayaa sheegay in lix qof loo hayo dil lagula kacay Gabadh Shacab ah oo muddo ka hor la waayay.
taasoo maydkeeda laga helay Guri ku yaala Hargesa.
Ciidanka Bilayska ayaa Maanta ku soo qabtay Magaalada Burco Haweenay si cad loogu tuhunsanyahay dilka Marxuumadda iyo Gabadh ay dhashay.
Hase ahaatee Taliyaha ayaa Warbaahinta u sheegay in falkaasi loo hayo Lix qof.
Halkan ka Daawo Video
Halkan Ka Daawo Video-ga Goobta Maydka laga soo saaray iyo Taliyaha oo ka hadlaya:
Gobanimonews-Desk
Hargeysa/Somaliland