Saturday, September 13, 2014

Dawladda hoose ee Nairobi oo dib u dhis ku samaynaysa Xaafada ISLII

IsliiNairobi(GNA)-Dowlada hoose ee magalada nairobi ayaa dib u dhis wayn ku samaynaysa wadooyinka xafada islii ee magalada Nairobi.

Xafada islii ayaa waxa kajirey wado xumo aad balaadhan.

Xafadan ayaa waxa kunool somali badan oo ganacsiyo kala duwan kuhaysta, kuwaasoo soo dhaweeyey horumarka dhanka wadooyinka ah ee dowlada hoose ee magalada nairobi ka wado.

xildhibaanka laga soo doorto xaafada islii Yusuf xasan ayaa somalida xafada islii ugu baaqey inay qashinka ka dayaan wadooyinka, si bilicdu u wanaagsanaato.

waa omarkii ugu horeysay ee dib u dhis ay dowlada hoose ee magalada nairobi ku samayso wadoyinka xafada islii.

Abdirahmaan buurdhaab

Gobanimonews Nairobi Office

Email: buurdhaab4@gmail.com