Hargeisa (GNA) Tilifashanka Caalamiga ah ee Horn cable Tv Xaruntiisa Hargeisa ayaa dood siwanaag san ay dadweynuhu ula socdeen u qabtay Mucaaridka Iyo Muxaafidka Somaliland Oo Si Adag uga Dooday Diiwaan Galinta Laysku Maandhaafay hadaba doodaasi oo ahayd mid aan hore loo arag ayaa noqotay dood cajaaib ah.Hoos ka daawo