Hargisa (GNA):-Xukuumada somaliland ayaa mar labaad xabsiga u taxaabatay gudoomiyaha wargeeskii hatuf yusuf cabdi gaboobe ila hada lama oga sababta rasamiga ah ee ka danbaysay in mar labaad xabsiga loo taxaabay
Balse sida la noogu soo waramayo ayaa sheegaya in markii la xidhay uu ku sugnaa maxkamada degmada haragaysa halkaasi oo ay dacwad ugu socotay ka dib markii uu la kulmay qareenadii difaacayay