Saturday, June 28, 2014

World Cup: Jadwalka Wareega 16-Ka Iyo isku aadka Kooxaha


 




Jadwalka-Isku-Aadka-K-aduunka-Ee-Wareega-16-Ka-655x360




 




 




 




 




 




 




 




 




Iyadoo aynu ka soo gudubnay oo uu dhamaaday wareega 1 aad ama Groups kii ciyaaraha koobka aduunku, loona gudbay wareega 16 ka oo Sabtida ka bilaabanaya wadanka Brazil , waxaanu halkan idiinku soo gudbinay Jadwalka wareegaas oo dhamaystiran,  iyadoo sidoo kale aad sii saadaalin kartaan , cida soo gudbi karta iyo kooxaha wareegan lagu reebayo.