Thursday, June 26, 2014

Bahda Gobanimonews oo Hambalyo u diraya Abwaan Weedhsame iyo Marwadiisa cusub"


xsan




Maamulka iyo dhamaan Hawl-waddeenada Bahda Gobanimo News Agency, waxay hambalyo u dirayaan Meherka Boqorka iyo Boqoradda, Abwaanka iyo Marwada Xasan Daahir Weedhsame iyo Hoodo Maxamuud Axmed oo Maanta Meherkoodu ka dhacay Magaalada Hargeysa, gaar ahaan Hudheelka Maansoor.




Boqorka iyo boqorada waxaan leeyahay isku waara, ubad khayr qaba oo lagu  badhaadho kala hela, aqal galkiinana ku gaadha bash-bash iyo Barwaaqo. “Aamin………..Aamin ………Aamin”




Abwaan Xasan Daahir wuxuu ka tirsanyahay Bahda Suugaanta Somaliland ee da’da yar, waxaanan mar kale leenahay Abwaanka iyo Xaaskiisa cusub  Hambalyo Hambalyo