Sunday, June 15, 2014

Somaliland oo ku gacan saydhay Baaqyo Caalami ah oo looga soo jeediyay Dagaalka Sool.Daawo


Wasiirka-arrimaha-dibadda5-300x281Hoos ka Daawo Wasiirka Arrimaha dibada oo si adag uga hadlay xiisada Sool..




Hargeysa(GNA)-Xukuumadda Somaliland ayaa markii ugu horaysay Jawaab adag ka bixisay baaqyo Caalami ah oo maalintii shalay looga soo jeediyay xiisada collaadeed ee Gobolka Sool.




Wasiirka Arrimaha Dibada iyo Iskaashiga Caalamiga ah Maxamed Biixi Yoonis oo Maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa sheegay inay Somaliland sugayso ammaanka xuduudaha dalkeeda.




Wasiirka ayaa sheegay inay Masuuliyadi ka saarantahay sugida amniga dalkeeda,ugana tanaasulayn taasi cid kasta oo kaga soo horjeeda, waxaanu dhinaca kale Wasiirku ka waramay ujeedada socdaal dheer oo uu ugu maqnaa dibada.




Halkan ka Daawo: