Monday, June 16, 2014

Kenya oo Sugaysa amaanka xarumaha Ciyaaraha Adduunka lagu Daawanayo


10363125_10152567204234497_188756029120270775_nNairobi(GNA)-Dowlada kenya ayaa sugaysa amniga meelaha lagu dawanayo ciyaaraya koobka aduunka.




 Taliyaha ciidamada booliska kenya David Kimanyu ayaa sheegay in lasugayo amniga meelaha lagu dawanayo koobka aduunka taas oo lagaga fejiganayo weraro argagaxisnimo  oo ka yimada ururka alshabaab.




Taliyuhu waxa kale uu codsi u direy mulkiileyaasha meherada lagu daawanayo koobka aduunka,kuwaasoo uu ka dalbaday inay ciidamada kala shaqeyaan sidii loo sugi lahaa amniga.




Dalka kenya ayaa waxa siwayn looga xiiseya dawashada ciyaaraha koobka adduunka oo ka socda dalka Brazil.




Cabdiraxmaan Buur-dhaab




Gobanimonews




Nairobi Office




Email: buurdhaab4@gmail.com