Saturday, June 14, 2014

(Sawiro ) Jennifer Lopez Iyo Xulafaddeeda Oo Ruxay Xafladii Furitaanka k-Aduunka


Xidigada heesaha ee Jennifer Lopez ayaa hogaaminaysay madaalayaasha dhinaca madadaalada ee xaflada furitaanka ciyaaraha koobka aduunka oo damaashaadku ka dhacayay garoonka the Arena de Sao Paulo ee wadanka Brazil caawa.




 




Jennifer oo ay weheliyaan fanaanka heesaha Rapp-ka ah ee Pitbull iyo fanaanada reer Brazil ee caanka ah ee Claudia Leitte ayaa ruxay shacabkii isugu soo baxay xafladii furitaanka koobka aduunka ee sanadkan , iyagoo qaadayay heesta furitaanka ee ‘We Are One (Ola Ola)’.




 




Kumanaan iyo kumanaan taageerayaal ah oo buux dhaafiyey gegida ay ka dhacaysay xafladu ee Sao Paulo iyo masuuliyiinta kubada cagta caalamka ayaa joob joog ka ahaa furitaanka tartanka koobka aduunka oo lagu kharash gareeyey damaashaadka xafladan aduun dhan £4.5million .




 




Tartanka koobka aduunka ee sanadkan 2014 oo lagu marti galliyey wadanka Brazil ayay ka qayb gallayaan 32 wadan oo caalamka isaga kala yimid , ciyaarahan oo socon doona ilaa mudo bil ah , kuna eg bisha July 12 ilaa July 13 keeda.




 




Sawiradii Ugu XIisaha Badnaa Xafflada Furitaanka Koobka Aduunka




 




article-2656542-1EB5106700000578-122_964x645-500x334 article-2656542-1EB4E71900000578-636_964x659-500x341 article-2656542-1EB4EC1400000578-405_964x624-500x323 article-2656542-1EB4ED9600000578-262_964x627-500x325 article-2656542-1EB4EDA700000578-673_964x628-500x325 article-2656542-1EB4EE1100000578-757_964x637-500x330 article-2656542-1EB4F0FB00000578-655_964x627-500x325 article-2656542-1EB4F6CF00000578-102_964x615-500x318 article-2656542-1EB4F7DE00000578-656_964x638-500x330 article-2656542-1EB4F75B00000578-646_964x799-500x414 article-2656542-1EB4F44600000578-141_964x601-500x311 article-2656542-1EB4FEE400000578-729_964x694-500x359 article-2656542-1EB50C6300000578-218_964x696-500x360 article-2656542-1EB52A7300000578-334_470x649 article-2656542-1EB52B4200000578-691_470x649 article-2656542-1EB512DE00000578-151_964x680-500x352 article-2656542-1EB514B300000578-385_964x593-500x307 article-2656542-1EB529B600000578-962_964x711-500x368 article-2656542-1EB5143F00000578-124_964x588-500x304