Saturday, June 14, 2014

Dhegeyso: Wasiirka Gaashaan-dhiga Somaliland oo ka hadlay Xiisada Sool


cadamiWasiirka Gaashaan-dhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami iyo xubno kale oo deegaamada Gobolka Sool ka soo jeedda oo siyaasiyiin ah ayaa ka hadlay xiisada dagaal ee ka oogan Gobolkaasi.




Hadalkan ayaa yimi maalin kaddib markii ay ciidamada somaliland la wareegeen Degmada Taleex oo Shir ka socday.




Wasiirka Gaashaan-dhiga Somaliland ayaa sheegay inuu shirkaasi khatar ku ahaa amniga Somaliland.




Halkan ka dhegeyso:[audio mp3="http://www.gobanimonews.com/wp-content/uploads/Wasiirka-Gaashaan-dhiga-Somaliland-Mudane-Cadami.mp3"][/audio]