Thursday, June 19, 2014

Dawladda Soomaaliya iyo Kenya oo Heshiis ka gaadhay Dib u celinta Qaxoontiga


Nairobi(GNA)-Raisal wasaraha  dowlada fedarelka somaliya Cabdiwali sheekh mahamed ayaa la kulmay madaxwayne ku xigeenka dalka kenya wiliam ruto.




 kulankan ay wada qaateen labada masuul ayaa waxa lagaga wada hadlayey xidhidhka labada dal iyo arimaha qaxontiga.




Kulankan ayaa  heshiis sadex geesod ah lagu kala sexeexday.




Heshishka ayaa waxa kala sexeexday dowlada kenya,somaliya iyo UNHCR, kaasoo lagu qeexay sidii dib logu celin lahaa qaxontiga somalida ah ee ku jira xeryaha dhadhaab iyo kakuma.




Raisal wasaare Cabdiwali Sheikh ayaa  maalintii shalay soo gaadhay magalada Nairobi, isagona muddo saddex maalin ah ku joogi dono magalada nairobi ee casimada dalka kenya.




 




Abdirahmaan buurdhaab




Gobanimonews




Nairobi Office




Email: buurdhaab4@gmail.com