Thursday, June 19, 2014

kulan loogu baroordiiqayo AHN MM.kastam oo lagu qabanayo Hargeysa


Akadamiyada Qoraalka iyo Akhriska ee Himilo ayaa qabanaysa kulan loogu baroordiiqayo alle ha naxariistee Qoraa/ Suxufi Maxamed Maxamuud Kastam habeenka Jimcaha ee inagu soo fool leh.Barooq




AHN MM. Kastam ayaa todobaad ka hor ku geeriooday Magaalada Hargeysa.




kulankan loogu baroordiiqayo alle janada haka wareebiyee Halyeygan ka baxay Bahda qoreyaasha iyo Saxaafadda Somaliyeed, ayaa ka dhici doona Hudheelka Maansoor, waxaana ka soo qayb-geli doona dad aqoon dheer u leh Taariikhda Marxuumka iyo dad kale oo tiro badan.