Monday, May 19, 2014

Xuska 18 May Oo Si Balaadhan Looga Xusay Markii U Horeysay Magaalada Torino Ee Dalka Talyaaniga (Sawiro)


Torino (GNA) Jaaliyada Somaliland Ee Ku Dhaqan Magaalada Torino Ee Dalka Talyaaniga Ayaa Si Weyn U Xustay Xuska 18 May Ee Maalinta Qarannimada Somaliland.




 Kaas Oo Ahaa Markii U Horeysay Ee Magaaladaasi Laga Xuso Jaaliyada Somaliland Ee Torino Oo ah Jaaliyad Kooban Ayaa ka Door Biday Halkii Ay Magaalo Bulshada Somaliland Ku Badan Yihin Ku Dabaal degi Lahaayeen In Ay Bulshada Reer Torino Tusaan Inu Muujiyaan In Uu Jiro Qaran Somaliland La yidhaa.




 Goobtaas Waxaa Ku sugnaa Fanaaniin Abwaano Uu Ka Mid Ahaa Abwaan Daauud xaaji Baabuur




18 may torino 18may torino 18maytorino