Saturday, May 17, 2014

Halkan ka daawo:Mudaharaad ka Dhacay Boorama


Borama.(GNA).Iyadoo ay hal maalin uun ka hadhay xuska 18may ayaa waxa caawa ka dhacay gudaha magaalada borama ee xarunta gobolka awdal mudo haraad balaadhan oo mudo socday kaasi oo ay dhigeen dhalinyaro ku dhaqan magaalada borama waxan ay indhuhu qabanayeen dhalintaasi oo wadata calanka somalia iyo maamulka dibad wareega awdal state.




http://youtu.be/zCwAlu6bwk8




Copy Right.:Borama news.com




Gobanimo news




Borama office




Mustafe Caraale