Borama{GNA).Xuska 18 may sanad guuradii 23aad e kasoo wareegtay lasoo noqoshada madaxbanaanida somaliland oo guud ahaanba lagu xusay dalka somaliland ayaa sidoo kale xus kaasi lamida lagu qabtay degmooyinka Boon Iyo garba dadar.
http://youtu.be/b02BSdOomLI
BY:Mustafe caraale
Gobanimo news
Borama office