Sunday, March 9, 2014

Xildhibaan Siciid Wuxuu Jwaabtiisa Ku Saleeyay Hab Siyaasiya oo Dhamaystiran‏.By: S. plucky


Saxafaada gudaha qaarkood ayaa baahiyaya inuu siciid cilimi ka baxay xibi xaakinak kulmiye oo uu Geedi Siyaasadeed u qaaday xaaga iyo xisbiga mucaaradka ah ee wadani balse taa waxa beeniyay xildhibaan Rooble Isaga oo qoladii kulmiye ama xisbigiisana ugu bushaareeyay inuu kula dhuuqaayo siyaasada kulmiyahooda




Taasi waxay cadaysa in siciid cilmi uu wax kala hadhay AHN marxuum cigaal siyaasadiisii oo waxa laga hayaa Maxa.ed x ibraahin abeesada lama dilo ilaa gokeeda loogu galo markaa xaalku waxa uu ka dhiganyahay sidaa




Waxaan ku hablyayanayaa xildhibaan siciid cilmi sida uu dagaalkaa xeeshiisa u fahmay kubaduna si fiican ayuu u cilmiyeeyay waxan caawa dhibato ku ah qoladii kumiye ee daaha dabadiisa soo fadhiday kelmedaas uu yidhi Xildhibaan siciid ee ah anigu kulmiye ayaan ahay waanan ahaan doonaa isla markaana uu ka cadeeyay Kaaga Darane waxa ay aad bulshadu ula dhacday markuu yidhi kumiyaw balankeenu muu ahayn inaynu Daahir Rayaale Bedelee wuxuu ahaa inaynu nadaamka bedelo hadab waxa uu xildhibaan siciid ka badheedhay maanta Siyaasada xisbigiisa ee dad badani dhaliilsanyihiin hadab waxaan odhan lahaa ama u soo jeedin lahaa Mudanayaasha aqalka wakiilada waar muujiya karaamadiina iyo mudnaantiina sidaa siciid cilmi rooble oo Umaddii idin soo dooratay ayaa m/weynahana soo doorataye ka badheedha miisaankiina




Waxa jira rag badan oo iyaga oo magaca xisbiyada mucaaradkaa sita hadana aan cadayn karin Mabda.ooda Waxan caawa maqaalkan kooban aan ku taageeraayay ama ugu mahad naqaayay Xildhibaan siciid cilmi rooble




Kuna hablyaynayaa siyaasadiisa dhisan ee hana qaadakaa




Qalinkii sacad cali kahin Raamalay  [sacad plucky]