Hargeysa(GNA)Guddoomiye Muuse Biixi Cabdi ayaa saaka ka qeyb Galay Aas loo Sameeyay Xasuuqii dad shiciba loogu geystay magaaladan hargeysa.

Xasuuqaas oo ay geeysteen taliskii dhiigya cabka ahaa ee siyaad bare
Tirade lafaha dadkaa xasuuqa loogu geystay qaar ka mida oo tiradoodu
Aheyd 44-qof ayaa saaka lagu aasay xabaalo ku yaala koonfurta magaalada
Hargeysa ,
Guddoomiye muuse biixi ayaa hadaladiisa waxaa ka mid ahaa “waa in dadkii geystay xasuuqaa waa in la horkeenaa maxkamad .
Baryahan danbe waxaad maqlaysaa dadwaaweyn oo meelahaa fagaarayaasha ka yidhaahdda qoladan SNMtu maxay ka hadal haysaa dadkaa la laayay Taasi Waa Khalad waana danbi labaad oo ku was ayaa ka daran kuwa xasuuqa geystay
Waar dad ismeydiline dawlad ayaa dadka dishay oo xoogii dawladda lagu dilay “
Halakan Ka Daawo
Gobonimonews-Desk
Hargeysa/Somaliland