Monday, March 24, 2014

Burco: Wargalin Aas iyo Tacsi


tacsi




Gudidada Beelaha ahabar jeclo waxay dadwayanaha reer somaliland ogaysiinayaan in maalinta beri laga soo qayb galo aaska Gudoomiyihii hore ee beelaha habar jeclo Maxamuud Maxmed jaamac (Gaadhi Jiidh) oo magaalada Burco ku geeriyooday Maanta.




Marxuumka ayaa  maalinta beri ah lagaga tukan doono Masjid jaamac magaalada Burco laguna aasi doono Xabaalaha wershada ilays.




Inaalilaahi wa inaa Ilaahi raajucuun.




Tacsi




 ''Inaallilaahi wa inaalilaahi raajicuun




Dhamaan Gudida Beelaha Habarjeclo waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan Bulshada somaliland qoyskii qaraabadii iyo eheladii uu ka baxay,Gudoomiyahii Beelaha Habr jeclo Marxuun Maxamuud Maxamed Jaamac(Gaadhi jiidh) oo 23/03/014 ku geeriyooday Magaalada Burco




waxaanay Ilaahay uga baryayaan in  samir iyo iimaan inaga siiyo dhaamaanteen isagana janadii fardawsa ilaahay ka waraabiyo,qoyskiina samir iyo iiimaan ale ka siiyo.Aamiin




Magacyada  Gudida,Diiriye Jaamac Cabdi,Maxamuud X. Cali Samatar,Jaamac Maxamed Ducaale(Foos),C/raxmaan Maxamuud Qaloonbi(Cago),Xasan  Nuux Maxamuud,Maxamuud Maxamed Jaamac,Abokor Cumar Aadan Dibi,C/raxmaan Ibraahin Cali,Axmed X.Aadan sheeri,Maxamed Aadan Jaamac (Cuteer),Mahad Maxamed Cawaale,Bare Maxamed Ismaaciil,Saleebaan Maxamuud Cali,Cawil Yuusuf Cali,Mahad Nuux Xuseen,Cismaan Jamac Xirsi(Dhoktor),Xasan C/laahi Axmed (Xasan Mataan)




Sidoo kale waxa tacsi taa lamid ah diraya''Caaqi Aadan Salaad Jaamac,Aqoonyahan Siciid Cabdi Nuur jaamac,Maxamed X.Cali samatar,Axmed Abokor Xirsi cadaan,Salaal ismaaciil Maxamed,C/xaakim Jammac C/laahi,Axmed Muuse maxamed(Sakaaro)




Xafiiska Gobanimonews ee Burco