Friday, June 13, 2014

World cup 2014: Xulka Dalka Brazil oo Ciyaartii 1-aad 3-1 ku hirdiyey Croatia


world-cup-3-711892Braziil ayaa marti galisay koobka aduunka ee sanadka 2014.




  world-cup-7-708992 32 xul oo ka socda shanta kharadood ee aduunka ayaa kasoo qayb gali doona koobkan.




 12 bisha june oo kubeegan maanto khamiis ah waxa magalada Soapaolo ee dalka braziil kafurmay tartanka ciyaaraha koobka aduunka ee sanadka 2014.




 ila 12 garoon oo si aad ah loo casriyeeyay ayaa lagu ciyaari doona.




Braziil oo ah dalka lagu tixgaliyo kubada cagta aduunka ayna kasoo farcameen xidigo halyeeyo ah magac iyo sumcad ku leh aduunka.




Dalka ayaa ah dalka ugu badan ee ku guuleysta  koobka aduunka sanadihii 1958,1962,1970,1994iyo 2002, waana  markii labaad ee dalkeeda lagu qabto koobka aduunka sanadkii .world-cup-8-718104




1952 ayay ahayd  markii  horaysay ee dalka braziil marti galisay koobka aduunka xiligaas oo u qaatay xulka dalka Uruguay.




Xulka dalka braziil ayaa dadaal dheer ugu jira qadashada koobka aduunka tartanka koobka aduunka ee sanadkan.




Ciyaartii koowaad ee caawa lagu furay tantanka oo dhex martay brazil iyo Croatia, ayaa waxa saddex iyo Hal ku badiyey Xulka dalka Brazil.




Ciyaarta ayaa hayd mid si weyn loo daawanayay oo bilow u ahayd tartan ciyaareedka adduunka.




Haafkii hore ee Ciyaarta ayaa waxa lagu kala nastay 1-1.




Wareegii dambe ee Ciyaarta laysugu soo laabtay ayaa labada Gool ee badinta waxa xulka Brazil u dhaliyay ciyaaryahanka Neymar oo afka hore uga ciyaarayay Xulka dalkiisa.Brazil and croation




Natiijada ciyaarta ayaa xulka dalkiisu marti gelinayo Koobka guushii ugu horaysay solansiisay, hase ahaatee ciyaari waa galin dambe.




 Halkan hoose waxaanu idinku soo gudbineynaa jadwal ciyaaraha ee wareegyada Group-yada maalmaha iyo xulalku siday iskuku adan yahiin inta uu socon dono tartanku.




 13 june mexico>camerun >chile >australia 14 june columbia >greece >uruguay >costrice >england >italy >ivory coast>japan 15 june switzerland >ecuador france >honduras >ergentina >bosnia 16 june germany >portugal >iran >nigeria >Ghana >usa 17 june braziil >mexico >belgium >algeria >russia >south korea 18 june comeroon >croatia  australia >holland >spain >chile 19 june columbia >ivory coast >japan>Greece >england >uruguay 20 june france >switzerland >italy >costarice >honduras >ecuador 21 june germany >Ghana >argentina >iran >nigeria >bosnia 22 june belgium >russia >usa >portugal >south korea >algeria 23june comeroon >Braziil >croatia >mexico >australia>spain >holland >chile 24 june japan >columbia>Greece >ivory coast >england >costrice 25 june ecovdor >france >honduras>switzerland >nigeria >argentina >bosnia>26 june south korea >belgium >algeria >russia >usa>Germany >portugal >Ghana.




Abdirahmaan buurdhaab




Gobanimonews




Kitale/ Kenya Office




Email: buurdhaab4@gmail.com