Saddex Wasiir oo Xukuumadda Somaliland ka socda ayaa u dhoofay Maanta Dalka Djibouti, waxaanay sheegeen inay shaqo u tageen.
Djibouti waxay xad la wadaagtaa Somaliland.
Wasiirrada u sadcaalay waxay kala yihiin Wasiirka Madaxtooyada, Wasiirka Qorsheynta iyo Wasiirka Dib u dejinta.
Halkan ka Daawo: