Hargeysa(GNA)-Munaasibad si heersare ah loo soo agaasimay oo lagu caleema saarayey Ugaaska dhalinyarada Somaliland Ugaas Nagiib Faysal Nuur ayaa maanta ka dhacday Hotel Hadhwanaag ee Magaalada Hargeysa.
Munaasibadan oo ahayd madal ka duwanayd munaasibadihii Hogaamiye Dhaqameedka lagu caleemo saari jiray ayaa waxa ka soo qayb-galay, Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliland Md:Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro),Madax dhaqameed aad u tira badan,Agaasimaha Samafalka ee Madaxtooyada ,Masuuliyiin Ka kala socotay Xisbiyada Mucaaradka ah ee WADDANI iyo UCID,Dhalin yaro kala yimi Gobalada dalka,Ugaaska dhalinyarada Beelaha Garxajis iyo marti sharafkale oo aad u tira badan.
Halkan ka Daawo: