Dhalinyaro Taageersan Hogaamiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa mawqif ka duwan go’aanka Guddoomiyuhu kaga tanaasulay Musharaxnimada istaagay, waxaanay sheegeen inay ka tashanayaan arrintaasi.
Warsaxaafaddeed ay soo saareen oo nuqul ka mid ah na soo gaadhay ayaa u dhignaa sidan: