Wednesday, June 18, 2014

Qaramada Midoobay oo Cambaareysay Weerarrada lagu qaaday Kenya


kenya_ruto_kimoon03062013Nairobi(GNA)-Qaramada midoobey ayaa canbareysay werarkii lamu ee dalka kenya.




Xoghayaa guud ee qaramada midobey banki moon ayaa sheegay in qaramada midobey aad uga xun tahay weerarka xeebta lamu, isagona uga tacsiyadeyey dadkii ay ehelada ahaayeen dadkii  ku wax yeeloobay.




Banki moon waxa kale uu sheegay in qaramada midobey garab tagan tahay dowlada kenya sidii loola dagaalami laaha argagixisada.




Weerarkii mpekinia ee lamu ee dalka kenya ayaa waxa ku dhintay kudhawaad 50 qof oo shacab ah qaarkale way ku dhawacmen.




Weerar kale oo isna dhacay salaasadii habeen hore, ayaa la sheegay inay dad gaadhaya 15 qof ku dhinteen.




 




Abdirahmaan buurdhaab




Gobanimonews




Nairobi Office




Email: buurdhaab4@gmail.com