Wednesday, June 18, 2014

Ogaysiis: Shirka Beelaha Subeer Awal London





Asalaamu calaykum waraxmatu llaahi wabarakaatu




Waxa la ogaysiinayaa dhamaaan beelwaynta Subeer Awal ee degan wadanka UK in uu Insha Allaahu ka qabsoomi doono magaalada London Shirkii Beelwaynta Subeer Awal




Maalinta Axadda 22.06.2014




Goobta / Address: Rear of 68 Milan Palace, Southall, Middx. UB2 4BG




Waqtiga/Time: 03.00 pm




Wixii faahfaahina Fadlan kala xidhiidh




07857134222




Allaa Mahad Leh