
Wax kasta oo dunida ka dhacaaba waxay reebaan taariikh.
sidoo kalena nin kasta oo aduunka mar ka taliyaana Waxa uu ka tagaa taariikh.
hadaba waxan maanta qalinka u qaatay oo aan doonayaa inaan faalo idinka siiyo
Wixii dhacay intii uu jiray khilaafkii Xisbiga kulmiye oo aad la wada socoteen sidii wax u bilaabmeen iyo sidii Wax lagu dhameeyayaba.
hadaba shalay ayay ahayd markii uu gudoomiyaha golaha guurtidda s/land mudane Saleebaan Maxamuud Adan uu Ku Dhawaaqay go.aankii Siilaanyo hore u taagnaa oo ahaa in ay sharci yihiin wixii gole dhexe ku sheega ahaa ee suuqyadda hargaysa laga soo ururiyay.
Sidoo kale ay mamnuuc tahay in sawirka Muuse Biixi oo musharaxa aan hargaysa lagu arki Karin.
Hadaba maqaalkan oo aan jecelahay in aan koobo amma aan ku soo dhawaaddo mucdiisa, Sadex nin midba hal baan idhi.
Saleebaan Gaal halbaan idhi:- saleebaanaw waxa layidhi shinbiri maalinbay dab qaaday maalintiina min allay gubtay kolay nin ciil hore qabayna Sidiisi wax u xukuntay qabyaaladina kaama madhnayn balse gar dambe ayaan cidi kuu diran doonin insha allah.
Siilaanyana hal baan idhi:- Siilaanyo waxaan leeyahay karis xun iyana ku wax la.a waxan uga jeedaa Muuse hadaad is tidhi wax ka Carqaladee Walee adna kuma maashid oo ogaw.
Muuse Biixi Hal baan idhi go,aan geesinimo leh ayaad qaadatay walee kuma hungawdid gooray ahaataba.
Hadab markaan ragaas ka imaaddo wixii uu shalay Saleebaan gaal sameeyay waa wax taariikhdda cid ugu jiri doona.
by Sacad Cali Kaahin Raamalay sacda plucky
Qalin Ku Difaac Gruop