Friday, June 6, 2014

Ogaysiis: Daahfurka Akadamiga Suugaanta iyo Sooyaalka Qaranka


Habeenka koowaad:




Daahfurka Akadamiga Suugaanta iyo Sooyaalka Qaranka




Bandhigga Labaad ee Diiwaanka SAMO-TALIS iyo Abaal-marinta Bahweynta Ciyaaraha, Waxbarashada, Nabadgelyada iyo Hal-abuurka




Mudane/Marwo




 




…………………………………………………………………………………………………




 




Naadiga Qalinleylda Somali PEN waxa uu kugu marti-qaadayaa munaasibado lagu daah-furayo Akadamiga Suugaanta iyo Sooyaalka Qaranka oo hore soo saaray diiwaanno ay ka mid yihiin




 




·         SAMO-TALIS,




 




·         Culuumta Maansada iyo




 




·         Quraanka iyo Sayniska




 




 




 




Waxa weheliya abaal-marinno la siinayo




 




ü  Macallimiinta Qaranka




 




ü  Xulalka Gobollada Maroodi-jeex iyo Hawd




 




ü  Guddiyada Nabadgelyada ee Caasimadda Hargeysa




 




ü  Shirkado ganacsi




 




ü  Masuuliyiin dawladeed




 




ü  Qoraayo




 




ü  Hal-abuur




 




ü  Maamullo ka tirsan dugsiyada Caasimadda




 




ü  Jaamacado




 




ü  Naadiyo khris iyo qaybaha kale ee bulshada




Goobta: Maroodi-jeex College, Xaafadda Jameeco-weyn




Wakhtiga: 06:30 fiidnimo




Furitaanka: 07/June/2014 maalinta Sabtida, Habeenka Axaddu soo gelayso insha Allah.




Xidhitaanka: 12/June/2014




Waad ku mahadsan tahay ka qaybgalka xafladdan iyo dhawritaanka .




Sidaas iyo soo-dhaweyn gobeed




Guddiga qabanqaabada:




Siciid Maxamuud Gahayr – Guddoomiye