Monday, June 16, 2014

Hambalyo Meher


Hamb;uDhamaan Hawul Wadeenada iyo Masuliyiinta Shabakada Calamigaa ee Caynabanews waxay Hambalyo Meher u Dirayaan Safwaan sacad ahmed iyo marwadisa Munira Ahmed Cali




oo Maanta Meherkoodu ka Dhacay Magalada Hargaysa 




Alle ha idinka Dhigo Qoyskii Raaga ee Ubad Khayar Qaba kala Hela aamiin aamin Waxaanu Idiinku Ducaynaynaa ducadii nabigu (CSW) ugu duceeyay qoska cusb




BAARAKALAAHU LAKA WA BAARAKA CALAYKA JAMACA BAYNAKUMAA BILKHEYR AW FILKHEYR.