Xulka Ghana ayaa noqday wadankii ugu horeeyay oo Afrikaan ah oo soo gudbiya 23-ka xidig ee kaga qeyb galaya koobka Aduunka madama macalin Kwesi Appiah uu soo saaray wiilashiisa kama dambeysta ah ee aadi doona dalka Brazil.
Xulka Ghana waxaa kasoo muuqan doona wajiyo waaweyn: Kevin-Prince Boateng, Sulley Muntari, Kwadwo Asamoah, Michael Essien & André Ayew kuwaas oo dhamaantood ka wada qeyb qaatay koobkii Aduunka ee 2010.
Goalkeepers: Fatau Dauda (Orlando Pirates), Adam Kwarasey (Stromsgodset), Stephen Adams (Aduana Stars)
Defenders: Samuel Inkoom (Platanias), Daniel Opare (Porto), Harrison Afful (Esperance), John Boye (Rennes), Jonathan Mensah (Evian), Rashid Sumaila (Mamelodi Sundowns)
Midfielders: Michael Essien (AC Milan), Sulley Muntari (AC Milan), Rabiu Mohammed (Kuban Krasnodar), Kwadwo Asamoah (Juventus), Emmanuel Agyemang-Badu (Udinese), Afriyie Acquah (Parma), Christian Atsu(Vitesse Arnhem), Albert Adomah (Middlesbrough), Andre Ayew (Marseille), Wakaso Mubarak (Rubin Kazan)
Forwards: Asamoah Gyan (Al Ain), Kevin-Prince Boateng (Schalke), Abdul Majeed Waris (Valenciennes), Jordan Ayew (Sochaux).