Sunday, November 23, 2014

Reer Boocame oo dalbaday in la dhamaystiro Mashaariic qabyo ah .Daawo

BOOCAMELaascaanood(GNA)-Masuul u hadlay Bulshada ku dhaqan Degmada Boocame oo hoos-timaada Gobolka Sool, ayaa dalbaday in la dhamaystiro Mashaariic laga bilaabay deegaankaas oo wali qabyo ah.

Maayirka Degmadan Faarax Cali Maxamed oo la hadlay Warbaahinta dawladda, ayaa sharaxaad ka bixiyay baahiyaha dhanka nolosha iyo adeegyada ee ka jira deegaanka.

Halkan ka Daawo: