Wednesday, November 26, 2014

Guriga Mulkilaha HCHTV oo Ciidankii laga dul-qaaday

Hargeysa(GNA) Xukuumadda Somaliland ayaa Ciidankii Booliiska ahaa ee ay dhigtay guriga Mulkiilaha Telefishanka HCTV shalay ka qaaday.

Ilo wareedyo u dhuun daloola ciidHctvan ka qaadista gurigaasi ayaa sheegaya in ay labada dhinac isla aqbaleen go’aankii Iibka guriga, kadib markii ay isku af-garteen wadahadal dhex maray.

Hore waxay Xukuumaddu sidan oo kale Ciidankii uga qaaday xarunta Toyota Marril, halkaas oo ay arroor isku mid ah ku wareejisay Ciidanka, waxaanay labada qoloba muddo kadib aqbaleen go’aankii Xukuumadda, maadaama guryihii bilowgiiba aqbalay aan wax ciidan ah loo dirin.

La wareegada guriga Mulkiilaha HCTV ayaa xasarad balaadhan ka dhex abuuray Telefishankaasi iyo Xukuumadda, waxaanay isla gaadheen heer dhinac walbaaba cadaadiska uu ku gor-gortamayo gaadhsiiyey