Monday, November 24, 2014

Guddoomiyaha Guurtida “Anigu Muddo kordhin ma samaynayo hada”Daawo

salebangaalHargeysa(GNA)-Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa meesha ka saaray jiritaanka qorshe golihiisu ugu gogol-xaadhayo Muddo kordhin, sidoo kale waxa uu difaacay Dhaliilaha gaabisnimada ah ee loo jeediyo Golaha uu Madaxda ka yahay.

Saleeban Maxamuud Aadan oo shalay Warbaahinta la hadlay ayaa sidoo kale, caddeeyay inay Golaha ahaan iyo Shir-guddoon ahaanba dulqaad u leeyihiin Eedeymaha uga imanaya Asxaabta Mucaaridka ah.

Halkan ka Daawo Guddoomiyaha Guurtida oo ka hadlay arrrimo badan: