Thursday, November 27, 2014

Gudoonka Maroodijeex oo Kormeeray Goobaha Diiwaangelintu Ka Socoto.Daawo


Hargeysa(GNA)-Maamulka gobolka Maroodi jeex  ayaa kormeer ku soo maray degmooyinka caasimadda  hargaysa ee ay ka socoto diiwaangalinta madaniga ah  halkaasoo ay kulamo kula yeesheen  hawl wadeenada ku fulinaya hawsha diiwaangalinta.

Halkan ka Daawo: