Hargeysa(GNA)-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro, ayaa jawaab qayaxan ka bixiyay eedeymihii uu shalay Madaxweyne Siilaanyo ku duray Golaha Baarlamanka ee ahayd inkiraada inay Madaxtooyadu faro-gelin ku hayso Xeer-dejinta.Cabdiraxmaan Cirro oo maanta warbaahinta la hadlay, ayaa sheegay inay Xukuumaddu toos u soo faro-gelisay Golaha Baarlamanka, isagoo markhaati ka dhigtay ciidamada xad-dhaafka ah ee la dul-dhigay xarunta Baarlamanka.
Halkan ka Daawo: