Gudoomiyaha,Musharaxiinta,hogaanka,fulinta iyo taageerayaasha xisbiga UCID waxay hambalyo
u dirayaan Md.Khalid Xuseen Badmaax iyo Mudan Muuna Maxamed Suleemaan oo meherkoodu
maanta ka qabsoomay magaalada Koeln(Cologne) ee dalka Germany.
Alle waxay uga baryayaan inuu gurigooda ka dhigo mid khayr leh,waxaanay leeyihiin noqda kuwii
isku waara ee alle ugu deeqo ubad khayr qaba.
Hambalyo...........Hambalyo.......Hambalyo.
Xarunta xisbiga UCID
Hargeysa/JSL