Saturday, October 25, 2014

Maareeyaha Omar Global oo khudbad ka jeediyay Shirkii Maal-gashiga Somaliland ee London

maamuleMareeyaha guud ee Xawaalada Oomaar Global ayaa Khudbad ka jeediyay Shirkii Maal-gashiga Somaliland ee ka dhacay Magaalada London ee dalka Ingiriiska.

Xasan Maxamuud Cige ayaa khudbadiisu soo jiidatay shucuubtii shirka ka soo qayb galay, kadddib markii uu si mugle u sharaxay dal ahaan iyo doorka ay shirkad ahaan  ku leeyihiin  bulshada somaliland ilaa xiligi dadka reer somaliland ku sugnaayeen xeryahay qoxootiga.
Waxa kale oo uu xusay in xawaalada oomaar global tahay xawaalada caalimya xidhiidh fiicana la leh umada reer somaliand iyo hay’adaha dalka jooga.

Halkan hoose ka daawo: