Tuesday, October 28, 2014

Maamulka Shirkadda Somtel oo Tacsi u diray Prof. Xasan Xiis oo Hooyadii Geeriyootay

Banner2 3x2Gudoomiyaha Shirkadda Somtel iyo Guud ahaanba Shaqaale waynaha Shirkadda Dahab shiil Group waxa ay  Tacsi Tiiraanyo leh u diyaraan Prof. Hassan Heiss Oo Ka mida Masuuliyiinta Shirkadda Dahab shiil  Oo Hooyadii Xaawa Ducaale Xirsi ay Ku geeriyootay Shil Baabuur oo ka dhacay Magaalada Hargeysa, Inaa li laahu wa inaa ilayhi raajicuun.

Dhamaan Eheladii, Qaraabadii iyo Asxaabtii ay Marxuumaddu ka baxdayna waxa aanu leenahay Samir iyo Iimaan saadiq ah Allah ha idinka siiyo, Marxuumaddana  waxa aanu ilaahay uga baryaynaa In uu Jannatul fardawsa Ka waraabiyo

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN

كُلُّ نَفْسٍ ذَآئِقَةُ الْمَوْتِ وَإِنَّمَا تُوَفَّوْنَ أُجُورَكُمْ يَوْمَ الْقِيَامَةِ فَمَن زُحْزِحَ عَنِ النَّارِ وَأُدْخِلَ الْجَنَّةَ فَقَدْ فَازَ وَما الْحَيَاةُ الدُّنْيَا إِلاَّ مَتَاعُ الْغُرُورِ

إنا لله وإنا إليه راجعون