London(GNA)-Rage omar, Wariyaha caanka, ahna tafaftiraha siyaasada arrimaha ee Telefishanka ITV, ayaa ku soo bandhigay sooyaalkii ay dadka reer Somaliland ku suurto-geliyeen dib u dhiska dalka. shirka dhiiri-gelinta Maal-gashiga Somaliland ee London ka dhacay todobaadkii hore.Rage Omar, wuxuu asal ahaan ka soo jeedaa somaliland, laakiinse wuxuu haystaa dhalashada waddanka uk.
wuxuu sheegay inuu xusuusto dariiqii dadku u soo mareen dib u dhiska dawladnimada, nabad-gelyada iyo kala dambeynta.
rage wuxuu si faahfaahsan uga war-bixiyay koboca dhaqaalle iyo Ganacsiga somaliland , waxaanu maalqabeenada shirka ka qayb galay sawir buuxa ka siiyay khayraadka iyo ilaha maal-gashi ee yaala.
hoos ka daawo muuqaal: