Monday, October 20, 2014

Dhul boobka xukuumadda oo gaadhay goobaha ka caagan dhalan roga

xukuumadu waxay iibisay Gaandhi labareeriga,
waxaan ka xumahay in xukuumadu ganacsade,reer somaliland laabkii Gaandhi,

Hargeysa(GNA)-xukuumada Somaliland ayaa ganacsade reer Somaliland ah ka iibisay labareeriga gaandhi ee magaalaa hargaysa kaas oo loogu magacdaray alle ha u naxariistee muj.

Yuusuf Ismaaciil Samatar (Gandhi) waxa uu  ka mid ahaa halyeyda dalkana,u soo halgamay.
hadaba xaflada lagu soo bandhigaayay buug loogu magac daray Sooyaalkii taariikheed ee yuusuf Ismaciil(Gaandhi) ayaa shaaca lagag qaaday in xukuumadaa somaliland khaasatan wasaarada hawlaha guud iyo guriyanta somaliland ay iibisay guriga laabareeriga gaandhi kaas oo ay ka iibisay mid ka mida ganacsatada reer somalilan islamarkaana ay maxkamada hargaysa u yeedhay maaulaha laabkaasi.

Waxaana la sheegay in hada maxkamadu ay soo saartay warqadaasi, lagau iibiyay Maktabadda gaandhi isaga oo xukuunada baaq ugu diray ina arintaasi waxa ka qabato sheegayna in