Cunugan yar ayaa wajigiisa qeyb ka mid ah waxa qariyay timo, qeybta kalena ay nadiif tahay sida bini aadimka caadiga ah.
Dhakhaatiirta ayaa awooddi waayay inay Timahan ka suuliyaan wajigiisa qaybta qarsoon.
Cunugan ayaa u dhashay dalka India, wuxuuna kasoo jeedaa qoys faqiir ah, taasoo arinkiisa sii adkeysay, maadaama oo aanay awood u laheyn in ay dhaqaatiir iyo cisbitaalo caalami ah cunugooda caafimaad uga raadiyaan.
Qofna abuurta alle ma bedeli karo.