Thursday, November 28, 2013

Sucuudiga oo dil iyo xabsi ku xukumay Koox weerartay Qunsuliyadda Maraykanka ee Jeddah

  Jiddah (GNA)  Maxkamada ku taalla dalka Sucuudiga,ayaa dil ku xukuntay nin ay sheegtay inuu ka mid ahaa kooxdii fulisay weerar lagu qaaay Qunsuliyadda Maraykanku ku leeyahay Magaalada Jedah eek u taal biyaha Badda Cas, oo lagu dilay sagaal qof.

Makammadu waxa kale oo ay ugu badnaan 25 iyo in ka hoosaysa ku xukuntay 19 qof oo kale, kuwasoo ku eedaysnaa inay siyaabo kala duwan ugu lug lahaayeen weerarkaloo geystay Maraykanka.

Weerarka  lagu qaaday Qunsuliyadda Maraykankaee Jedah sannadkii 2004 waxaalagu dilay afar qof oo Sucuudiga u dhashay oo sugayay nabadgelyada debedda ee Qunsuliyadda iyo shan qof oo gudaha goobtaas ka shaqaynayay.

Wakaallada Wararka Sucuudiga, ayaa sheegtay in ninka dilka maxkammadu ku xukuntay lagu helay inuu ka qaybgalay dil loo geystay shan qof oo qunsuliyadda Maraykanka ku sugnaa iyo inuu qorsheynayay weerar lagaga soo horjeedo dadka ajaanibkaah eek u sugan magaalada Tabuk ee waqooyiga Sucuudida.

Gobanimonews.com/Hargeysa Office

Email: editor@gobanimonews.com

Saudi (GNA)  Maxkamada ku taalla dalka Sucuudiga,ayaa dil ku xukuntay nin ay sheegtay inuu ka mid ahaa kooxdii fulisay weerar lagu qaaay Qunsuliyadda Maraykanku ku leeyahay Magaalada Jedah eek u taal biyaha Badda Cas, oo lagu dilay sagaal qof.

Xigasho-Berberanews.com

Gobanimonews.com

Hargeysa Office

Email: editor@gobanimonews.com