Thursday, November 28, 2013

Muqdisho: Xeebta Liido oo Dalxiiseyaasha Ajaanibka soo Jiidatay. Daawo


Muqdisho(GNA) Xeebta Liddo ee Duleedka Magaalada Muqdisho ayaa noqotay meel soo jiidatay Indhaha Mujtamaca Caalamka iyo kuwa somalida ahba.




Dalxiiseyaal Ajaanib ah ayaa muddooyinkan dambe ku soo qul-qulaya, kuwaasoo u soo daawasho iyo damaashaad taga halkaasi.




Hadaba halkan ka daawo Quruxda ka Muuqata iyo Dalxiiseyaal Ajaanib ah oo caruur Somali ah kula sheekaysanaya:-