Wednesday, November 27, 2013

Manchester United Oo diirada La Raacaysa Laacibka Kooxda Turino Alessio Cerci.


Kooxda Manchester United ayaa rag soo indha indheeya udiri doonta laacibka garabka uga ciyaara kooxda Turino ee dalka talyaaniga Alessio Cerci kulanka sabtiga ay laciyaari doonaan kooxda Genoa.




 




Sida wararka lagu helaayo laacibkaan ka ciyaara garabka ayaa xili ciyaareedkan laga ciyaarsiiyaa booska weeraryahanka labaad taas oo keentay inuu indhaha laraaco macalin Moyes oo udiraya dad soo daawada laacibkaan 26 jir ka ah maalinta sabtiga.




Laacibkaan wadanka talyaaniga ayaa kujira sanadkiisii labaad ee uu uciyaaraayo kooxda Turino isagoo dhaliyay 8 gool 13 kulan oo uu usaftay kooxdiisa xili ciyaareedkaan