Wednesday, November 27, 2013

Roberto Mancini: Laciyaari taanka kooxda Real Madrid mar kasto waa mid dhib badan.


Tababaraha kooxda Galatasaray Roberto Mancini ayaa sheegay inay adagtahay ina laga badiyo kooxda Real Madrid kahor kulanka ay caawa ku balan san yihiin Champions League.




Kooxda ree Turkey ayaa ku jirta booska 2 aad Group-kan iyadoo ay suuro gal tahay inay noqoto kooxda labaad ee kasoo bixi karta Group B.




Mancini ayaa yidhi” Laciyaari taanka kooxda Real Madrid mar kasto waa mid dhib badan…waana koox awood badan markaan laciyaaray sanadkii hore oo aan tababaraha u ahaa Man city sanadkaana kama awood yara.




Wuxuu intaa raaciyay”  waxay soo iibsadeen laacibiin cusub xili ciyaareedkaan sida Gareth Bale, Ancelotti-na waa mid kamid ah tababara yaasha yurub ugu fiican, in laga horyimaadana mar kasto waa mid adag.




 




Maruu amaa naayay ninka ay isku wadanka yihiina wuxuu yir” Ancelotti waa nin dagan, waana qof wanaagsan sidoo kale waa tababare wayn, waxa nalaga rabo waa inaan natiijo ka keenaa kulankaan iyadoo ay adagtahay in Real Madrid lagula ciyaaro Bernabue.




 




Waxaa xusid mudan in Galatasaray iyo Kobenhavn ay wada lee yihiin 4 dhibic halka Juventus ay leedahay 3 dhibic