Stanbul(GNA)-Shirka wadamada laysku yidhaahdo Socialists and Dimocrats, ayaa lagu soo gunaanaday Magaalada Stanbul ee Cariga Turkiga.
Shirka aaya furmay 12-kii bishan, waxaana ka qayb galay Guddoomiyaha Xisbiga UCID ee somaliland Eng. Faysal Cali waraabe iyo Saraakiil kale oo xisbigaasi ka tirsan.
Afhayeen u hadlay xubnaha xisbiga Ucid ee ka qayb galay ayaa Warbaahinta uga waramay waxyaabihii shirkaaso laga soo saaray.
Halkan ka Daawo