Wednesday, November 27, 2013

Kolo Toure oo Mancity ugu faanay inay ka qoomamayn doonto fasixitaankii ay u oglaadeen.


Kolo Toure daafaca kooxda Liverpool ee dalka ingiriiska ayaa aaminsan in kooxda Man City ay kashalayn doonto fasixitaankii ay fasaxeen.




Laacibka ree Ivery Coast ayaa ladhibaa toonaayay xiriirka liita ee kala dhexeeyay macalinkii hore ee kooxda Man City Roberto Mancini kasoo kutiir sanaa mar kasto daafacyada kale ee kooxad.




32 jirkaan oo waraysi gaara siinaayay Sky Sports ayaa yiri” waan kafiicnaa qaar kamid ah laacibiinta Man City lakiin macalinka ayaa ifariisiyay kursiga kaydka.




Toure ayaa kudaray” inta aanan katagin kooxda waxaan ku dhahay waad ka shalaayn doontaan bixitaan kaan aad ii ogolaateen, dadka halkaas jogo [Man City] waxay aamin sanaayeen inaan dhamaaday oo aysan suurto gal ahayn inan dib uhelo qaab ciyaareed kaygii hore.




Kolo ayaa kuso gaba gabeeyay” laakiin hada waxaan joogaa Liverpool waana hubaa in Man City ay kashalay doonto marka ay i arkaan sida wanaagsan ee aan ugu ciyaaraayo Liverpool.