Salaasa 05.11.2013 (GNA) -Hargeisa khilaaf ka dhex dhashay xukuumadda madaxweyne Siilaanyo, warar lagu kalsoonyahay oo ku dhow xarunta madaxtooyadda yaa la filayaa in maalinta barito oo ay bishu tahay 5.11.2013 uu is casilidoono wasiirka maaliyadda C/casiis Samaale...
Dhinaca kale Maxamed Xaashi Cabdi iyo Xassan Cali Maxxamed oo maalmahanba olole xil ka xayuubis ah ugu jirey sidii xilka looga xayuubin lahaa wasiir Xirsi oo safar dibada ah ku maqan.
Wixi warar kasoo kordha waanu idinla soo socodsiin insha allaah
www.gobanimonews.com